What we do
About us Above all, we believe that real change is possible and that tomorrow doesn’t have to be like today.
Shirkada SomRich waxaa la aasaasay,
04/07/2025, xarunteeda dhaxe ee ku Taal
muqdisho, suuqa bakaarah, waxayna si rasmi
ah u holw gashay, 01/01/2026, waxaana
aasaasay ABDI RAHMAN BARRE AADAN (FARAJ),
oo ah ganacsade ku firfircoon dhanka maalgashiga,
Waxaan maalgalinay Shirkada (Jumlo General
Trading Company) oo iibisa allaabaha jumlada,
waxa uuna soo saartay faa, ido dhan 34.7%
muddo afar bilood ah. Guushani waxay xaqiijisay
aragtideena ah maalgalinta ganacsiyada yaryar in
ay leeyihiin fursado wayn, iyo Himilo mustaqbal fog.
0
staff on three continents
0
consulting engagements
0
learning community members
Our Mission
BULSHO HODAN KA AH MAAL IYO MASKAX
kobcinta hantida macaamiisha yadoo loo marayo maalgashi guul leh iyo kobcinta wacyiga dhaqan dhaqaale ee bulshada ,yadoo loo marayo bixinta siminaaro tayo leh & barnaamij-yo sameen leh kuwaa oo kor loogu qaadayo maanka bulshada dhanka dhaqaalaha iyo maalgashiga.
Our Unique Value
- Khibrad iyo aqoon ku dhisan suuqa gudaha.
- koox xirfadlayal ah oo udiyaarsan haqabtirka macaamiisha.
- Shabakad ballaaran oo iskaashi iyo xiriiro ganacsi leh
Core Value
Wacyi galin waarta
Waxaan si xirfad iyo saamen lah uwacyi galinaa si guud
bulshada soomaaliyeed, sigaar ahna ganacsatada dhanka
kobcinta dhaqaalahooda iyo gaarida xoriyada
dhaqaale oo dahb ah.
Mas,uuliyad mug weyn
Waxaan si dha ah uqaadanay mas,uuliyada baaxada
wayn ee ka dhalanaysa maareenta hantida macaamiisheena.
Amaano Adag
Waxaan leenaahy amaano adag oo ilaalinaysa hantida
macaamiisheena annga oo u mareena wada kasta aan
ku ilaalin karno amaanadaa
Howl Hufan
Waxaan si hufan ugu adeeg-naa macaamiisheena anaga oo
diyaarina tixraacyo cad oo tilmaamaya talaabooyinka aan
uqaadayno hormarinta hantida macaamiisheena.
More than 1
Year
of Experience
1 project
complited
5 workers
employed
no awards
wining yet
1 satisfied
customers
Why Choose us
Kalsooni & Dahfurnaan
Waxaan si buuxda u dhowrnaa kalsoonida macaamiisha, anagoo u shaqaynayna si daah-furan, cad, oo masuuliyad leh
Qorshe maalgashi oo lahubo
Waxaan bixinnaa qorshe maalgashi oo si xeel dheer loo qorsheeyey, laguna saleeyey baahidaada iyo yoolalkaaga ganacsi
Hagid Joogta ah
Waxaan ku siinaynaa hagid iyo talo joogto ah inta mashruucu socdo iyo ka dibba, annagoo hubinayna in go’aamadaada ganacsi ay ku dhisnaadaan aqoon, waayo-aragnimo, iyo jihayn sax ah oo guul horseedda.
Fursado Dhab ah
Waxaan kuu abuureynaa fursado dhab ah oo ku saleysan suuq-faham, baahi jirta, iyo istaraatiijiyad cad, si ganacsigaagu u helo koboc muuqda iyo natiijooyin la taaban karo.
Frequently Asked Business Questions
SomRich waa shirkad ku takhasustay maalgashiga, horumarinta ganacsiyada, iyo bixinta talooyin istiraatiiji ah oo dhaqaale.
Waxaan sameynaa qiimeyn ganacsi, falanqayn khataro, heshiis cad, kadibna maalgashi wadaag ah (strategic partnership).
Haa, sida Jumlo General Trading Company oo gaartay faa’iido ka badan 34% muddo 4 bilood ah.
– Kalsooni & daahfurnaan
– Qorshe maalgashi oo la hubay
– Khibrad suuq gudaha ah
– Koox xirfadlayaal ah